Dowladda oo war kasoo saartay dhacdadii Isbitaalka Wardi
Wasaaradda Caafimaadka dowladda Soomaaliya ayaa soo saartay War-saxaafadeed ku saabsan dhacdadii dhowaan ka dhacday Xarunta Caafimaadka Degmada Xamar-jajab, Muqdisho oo ay maamusho Hay’adda WARDI ka dib markii loo diiday in ay ku umusho Haweenay u baahneyd adeeg Caafimaad.
Comments are closed.