Dowladda oo u hanjabtay shirkadaha Ajaanibta ee ka howlgalla dalka * Mareeg.com somalia, World News and Opinion.
Mareeg Media
Somalia

Dowladda oo u hanjabtay shirkadaha Ajaanibta ee ka howlgalla dalka

Wasiirka Ganacsiga Iyo Warshadaha Soomaaliya Ing C/llaahi Cali Xasan oo maanta la hadlay warbaahinta ayaa waxaa uu sheegay in tilaabo ka qaadi doonaan shirkadaha ajaanibta ee ka howgala dalka si sharci daro ah

“Tallaabo ayaa laga qaadi doona shirkadaha ajanabiga ah ee sida sharcidarada ugu howlgala dalka”.

Waxaa uu sheegay wasiirka in ay la xisaabtami doonaan hay’adahaasi.

Lama oga sida uu u dhaqan geli doono go’aankaasi ka soo baxay dhinaca Dowladda.

Get real time updates directly on you device, subscribe now.

Comments are closed.

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More

Do NOT follow this link or you will be banned from the site!