Dowladda oo kala dirtay masuuliyiintii rugta ganacsiga gobolka Banaadir * Mareeg.com somalia, World News and Opinion.
Mareeg Media
Somalia

Dowladda oo kala dirtay masuuliyiintii rugta ganacsiga gobolka Banaadir

Wasiirka Ganacsiga Soomaaliya ayaa Maanta kala diray dhamaan masuuliyiintii Rugta Ganacsiga ee Gobalka Banaadir, kadib wareegto ka soo baxday xafiiska Wasiirka.

Ciidamada NISA ayaa dhawaan xiray Guddoomiyaha Rugta Ganacsiga Gobalka Banaadir iyo ku xigeenkiisa, oo la sheegay in ay ku yimaadeen magacaabista Al-Shabaab.

Get real time updates directly on you device, subscribe now.

Comments are closed.

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More

Do NOT follow this link or you will be banned from the site!