Mareeg Media
Somalia

Dowladda oo ka digtay duufaano iyo Roobab laga cabsi qabo

Dowladda Federaalka Jamhuuriyadda Soomaaliya ayaa heegan buuxa galisay, kooxaha ka shaqeeya gurmadka deg degga iyo talisyada ciidanka booliska, iyadoo cabsi laga qabo roobab mahiigaan ah oo dabeylo wata inay ka da’aan dalka.

Qoraal kasoo baxay Wasaaradda Warfaafinta Xukuumadda Soomaaliya ayaa lagu sheegay in dowladu ka digeyso fatahaado horleh oo ka dhaca Soomaaliya,iyada oo la cabsi qabo inay da’aan roobab xoog leh.

Sidoo kale qoraalka ayaa lagu sheegay in dowladda ay heegan buuxa gelisay Hay’adaha qaabilsan Gurmadka deg dega iyo ka jawaabista xaaladaha deg dega ah ee ka dhalan kara Roobabka.

Hoos Ka Akhriso War-Saxaafadeedka oo dhameystiran.

Get real time updates directly on you device, subscribe now.

Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More

Do NOT follow this link or you will be banned from the site!