Dowladda oo gebi ahaan joojisay Muxaadaradii Sheekh Umal

Read Time:25 Second

Waxaa gebi ahaanba la joojiyey muxaadaradii uu Magaalada Muqdisho uu Berri ku qaban Sheekh Umal oo maalmihii la soo dhaafay ay kasoo horjeedaan qaar kamid ah Cullimada Soomaaliyeed.

Warqad kasoo baxday Wasaaradda Diinta iyo Awqaafta ee Xukuumadda Soomaaliya ayaa lagu shaaciyey in gebi ahaanba la joojiyey muxaadaradaas,kadib codsi ka yimid Sheekh Maxamed Cabdi Umal.

Wasaaraddu waxaa ay sidoo kale sheegtay inay sad uga xun tahay tashwiish lagu furay muxaadarada,hayeeshee lagu martiqaadayo Hay’adaha kale ee Warbaahinta Dowladda.

Hoos Ka Akhriso Warqada Wasaaradda

About Post Author

Ardaan Yare

Tifatirah wararka ku soo baxa afka soomaaliga
Happy
Happy
0 0 %
Sad
Sad
0 0 %
Excited
Excited
0 0 %
Sleepy
Sleepy
0 0 %
Angry
Angry
0 0 %
Surprise
Surprise
0 0 %