Dowladda Nigeria iyo Boko Haram oo heshiis gaaray * Mareeg.com somalia, World News and Opinion.
Mareeg Media
Somalia

Dowladda Nigeria iyo Boko Haram oo heshiis gaaray

Mareeg.com:- Maamulka dalka Nigeria ayaa sheegaya inay heshiis xabad joojin ah la gaareen kooxda Boko Xaraam.

Caawiyaha madaxtooyada Hassan Tukur ayaa sheegay in heshiiska ay ku jiraan siideynta in kabadan 200 oo gabdho iskuuley ah oo Boko Xaraam ay qafaasheen lix bilk a hor.

Waxa uu intaa ku daray in heshiiskan la gaaray kaddib isbuucyo wada xaajood ah oo ay dhexdhexaadineysay dowladda Chad, wuxuuna xaqiijiyay inay jiri doonaan wadahadalo dheeraad ah oo looga hadlayo qaabk loo siideynaayo gabdhaha. Ma jiro war ka soo baxay ururka Boko Xaraam illaa iyo hadda.

Get real time updates directly on you device, subscribe now.

Comments are closed.

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More

Do NOT follow this link or you will be banned from the site!