Dowladda Federaalka Soomaaliya oo magac u bixisay Alshabaab * Mareeg.com somalia, World News and Opinion.
Mareeg Media
Somalia

Dowladda Federaalka Soomaaliya oo magac u bixisay Alshabaab

Mareeg.com: Ciidamada Nabad sugidda Soomaaliya, ayaa maanta sheegay iney magac cusub u bixiyeen Alshabaab, sidaas waxaa lagu sheegay war uu baahiyey Radio Muqdisho oo ah Idaacadda Dowladda.

Nabadusgidda Soomaaliya ayaa rabta in hadda kadib Alshabaab loogu yeero magac ah UGUS, oo la sheegay in laga soo gaabiyey Ururka Gumaadka Umadda Soomaaliyeed.

Laanta Nabad-sugidda ayaa sheegtay in wixii maanta ka dambeeya aan Alshabaab loogu reeri karin magacaooda “Alshabaab”. Lama oga in go’aankaan saameyn ku yeelan doono warbaahinta ka shaqeysa dalka.

Alshabaab weli kamey jawaabin magaca ay u bixisay dowladda Soomaaliya.

Mareeg Media

Get real time updates directly on you device, subscribe now.

Comments are closed.

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More