
Read Time:27 Second
Dowladda Federaalka Somalia ayaa markii ugu horaysay waxa ay ka hadashay khilaafka soo jireen ka ah ee u dhaxeeya dowladaha Elitira iyo Jabuuti waxana ay rajo ka muujisay in la dhameeyo.
Wasiirka Arimaha dibadda Somalia Axmed Ciisa Cawod oo la hadlay Warbaahinta ayaa sheegay Soomaaliya in ay diyar u tahay dhamaynta khilaafkaas,waxaana uu cadeeyay in Jabuuti iyo Elitira walaalo oo kale .
“Walaalahay wax kasta oo ay tabanayaan waan ka qancineynaa diyaar ayaana u nahay in laga gudbo tabashooyinka,waxaan rajaynaynaa in wax mira dhal ah ay ka soo baxaan .