Dowlada Qatar Oo Cambaareysay Weerarkii Shalay Ka Dhacay Muqdisho
Hadal-qoraal oo ka soo baxay Wasaaradda Arrimaha Dibedda ee dalka Qatar ayaa lagu sheegay inay si xooggan u cambaaraynayaan Qaraxyadii iyo weerarkii ay Alshabaab shalay ka geysteen meel ku dhow Qasriga Madaxtooyadda ee magaalladdan Muqdisho.
Comments are closed.