
Read Time:21 Second
Muqdisho ( mareeg News ) Dowladda Soomaaliya ayaa loogu baaqay in ay furto wadooyinka magaalada Muqdisho ee xilligan xiran.
Baaqan ayaa ku jiray war saxafadeed ay soo saareen xarunta Tala soo jeedinta Soomaaliyeed oo fahdigeedu yahay Muqdisho.
Xarunta ayaa ugu baaqday dowladda in ay sahasho isku socodka magaalada oo saamayn ku yeeshay nolosha dadka.
Dawladda Soomaaliya waxay sheegtay inay tallabaooyinka amni ee laga qaaday Muqdisho ay muhiim u yihiin sugidda amniga.

About Post Author
Ahmed weheliye Gaashaan
freelance journalist covering events in Somalia, SocialActivist, writer, PoliticalAnalyst .contact gaashaan1960@gmail.com