Doorashooyinka Aqalka Sare oo ka soconaya Maamullada Koofur Galbeed iyo Jubbaland

Read Time:16 Second

Waxaa maanta si rasmi ah Doorashooyinka Aqalka Sare uga bilowdeen Maamullada Koofur Galbeed iyo Jubbaland.

Kofur Galbeed ayaana la doortay Seneterkii ugu horreeyay ee Aqalka Sareu matalayay kaas oo ah Cabdikaafi Macallin Xasan.

Halka Jubbaland la soo warinayo in iyaguna la doortay Seneterro ay ka mid yihiin Xasan Faarax Xujaale iyo Axmed Xaashi Max’uud.baay2baay

About Post Author

A warsame

Published by senior editor and managing Director of Mareeg Media Mr A Warsame Whatup :+447737886245
Happy
Happy
0 %
Sad
Sad
0 %
Excited
Excited
0 %
Sleepy
Sleepy
0 %
Angry
Angry
0 %
Surprise
Surprise
0 %