Doorashada Xubnaha Aqalka Hoose Oo Maanta Ka Socoto Muqdisho + Sawirro * Mareeg.com somalia, World News and Opinion.
Mareeg Media
Somalia

Doorashada Xubnaha Aqalka Hoose Oo Maanta Ka Socoto Muqdisho + Sawirro

Waxaa maanta Magaalada Muqdisho ee Caasimada dalka Soomaaliya ka socoto Doorashada xubnaha Aqalka Hoose  waxaana ku tartamaya musharaxiin doonaya in ay kamid noqdaan Xildhibaanada cusub ee dowlada soo socoto.

Doorashadan ayaa sida uu qorshuhu yahay waxaa lagu dooranayaa Saddex kursi, sida ay horey u sheegeen Guddiga Doorashooyinka Dadban ee Dalka.

Doorashada ayaa ka dhaceysa xarunta Gaadiidka Booliska ee degmada C/casiis halkaasoo ammaankeedu si aad ah loo adkeeyay.

Waxaa sidoo kale lagu wadaa in Maanta la doorto qaar ka mid ah kuraasta beelaha Banaadiriga.

 

b c

Get real time updates directly on you device, subscribe now.

Comments are closed.

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More

Do NOT follow this link or you will be banned from the site!