Mareeg Media
Somalia

Doorashada kursi uu ka geeriyooday Xildhibaan oo la qabanayo

War kasoo baxay Guddiga Madaxa bannaan ee doorashooyinka Qaranka ayaa waxaa lagu shaaciyey in la qabanayo kursi ka banana Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya.

Kursiga ay doorashadiisa dhaceyso ayaa waxaa baneeyey Ex-Xildhibaan Saqar Ibraahin Cabdalla oo kamid ahaa dadkii ku geeriyooday Weerarkii lagu qaaday Xarunta Wasaaradda Shaqada & Arrimaha Bulshada ee Xukuumadda Somalia 23-kii Bishii Maarso ee sanadkan 2019.

Guddiga ayaa ka dalbaday  Odayaasha Dhaqanka ee ku jira 135 Oday inay soo gudbiyaan liiska 51 Ergo Doorashada,waxaana ay ku dhawaaqeen xilliga la qabanayo araajida musharixiinta iyo xilliga ay ku egtahay.

Get real time updates directly on you device, subscribe now.

Comments are closed.

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More

Do NOT follow this link or you will be banned from the site!