Diyaaradaha Ka Yimaada Muqdisho Oo Laga Mamnuucay In Ay Ka Dagaan Magaalada Cadaado * Mareeg.com somalia, World News and Opinion.
Mareeg Media
Somalia

Diyaaradaha Ka Yimaada Muqdisho Oo Laga Mamnuucay In Ay Ka Dagaan Magaalada Cadaado

Xili xiisada siyasadeed ee ka tagan Magaalada Cadaado ay cirka isku sii shareereyso ayaa waxaa Madaxweynaha maamulka Galmudug Mudane Xaaf waxa uu soo saaray war Qoraal ah oo uu ku mamnuucay in Diyaaradaha ka kicitima Magaalada Muqdisho aynan ka degi kari Cadaado ilaa iyo amar dambe.

Amarkaan lagu soo rogay Diyaaradaha ka duula Muqdisho ee ka degta Cadaado ayaa u muuqda mid sii hurinaayo xiisada siyaasadeed ee ka taagan maamulka Galmudug, Duulimaadyadii dadka rakaabka ee Muqdisho iyo Cadaado ayaa saameyn xoogan uu amarkan ku yeelanaaya.

Get real time updates directly on you device, subscribe now.

Comments are closed.

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More

Do NOT follow this link or you will be banned from the site!