Dil ka dhacay Magaalada Baladweyne iyo Banaanbax xoogan oo socda — Mareeg.com somalia, World News and Opinion.
Mareeg Media
Somalia

Dil ka dhacay Magaalada Baladweyne iyo Banaanbax xoogan oo socda

Magaalada Baladweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan ayaa waxaa ka socda Banaanbax xoogan oo ay dhigayaan dadka shacabka ah ee ku nool Magaalada.

Dad ku sugna Baladweyne ayaa sheegay in banaanbaxan uu ka dambeeyay kadib markii maanta halkaasi lagu dilay Darawal waday Mooto Bajaaj oo lagu magacaabi jiray Yaasiin Cali Saney ,isla markaana uu bartamaha Magaalada ku toogtay Askari ka tirsan Ciidamada dowlada Soomaaliya.

Banaanbaxayaasha oo isugu soo baxay gudaha Magaalada ayaa waxa ay aad uga careysan yihiin dilka Magaalada Baladweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan loogu geystay  Darawal mooto bajaaj.

 

La soco wixii ku soo kordha insha allaah.

Get real time updates directly on you device, subscribe now.

Find a Job.

Comments are closed.

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More

Do NOT follow this link or you will be banned from the site!