Dil goordhow ka dhacay Muqdisho

Read Time:24 Second

Wararka  hada naga soo gaaraayo Isgoyska Siinaay ee Magaalada Muqdisho ayaa waxa ay sheegayan in goordhow halkaasi lagu qof shacab ah.

Dilka ayaa waxaa la sheegay in loo gestay qof shacab ahaa,isla markaana uu sugnaa Isgoysta Siinaay.

Kooxo ku hubeysnaa Bastoolado ayaa la sheegay in ay dilka ka dambeeyeen,iyagoona goobta ka baxsaday dilka kadib,

Goobta uu dilka ka dhacay ayaa gaaray Ciidamada dowlada Soomaaliya,

Meydka qofka la dilay ayaa waxaa la geeyay Isbitaalka Jazeera oo ku yaalla Nawaaxiga Isgoyks forolonsa.

About Post Author

Ardaan Yare

Tifatirah wararka ku soo baxa afka soomaaliga
Happy
Happy
0 %
Sad
Sad
0 %
Excited
Excited
0 %
Sleepy
Sleepy
0 %
Angry
Angry
0 %
Surprise
Surprise
0 %