Digniin:Badeeco dhacdey Ha keenin Muqdishu waa la Gubaa * Mareeg.com somalia, World News and Opinion.
Mareeg Media
Somalia

Digniin:Badeeco dhacdey Ha keenin Muqdishu waa la Gubaa

Muqdisho ( Mareeg)-Maamulka dekedda Muqdisho ayaa gacanta ku dhigay Badeeco dhacday oo laga soo dajiyay halkaasi.

Badeecadaan oo u badneed waxyaabaha mac macaanka sida Shukulaatooyinka ayaa loo soo bandhigay Warbaahinta kadibna dab la qabadsiiyay.

Sida uu Warbaahinta u xaqiijiyay Max’ed Daahir oo ka mid ah Masuuliyiinta Dekedda Muqdisho Badeecadaan ayaa ka koobneed illaa 38 Kartoon oo qaarkood horay loo gubay kuwana maanta la gubay.

Dalka ayaa waxaa sidaan oo kale u soo gala Badeecooyin dhacay kuwaas oo aan jirin cid la xisaabtan kala sameysa shaqsiyaadka soo dagsada.

Get real time updates directly on you device, subscribe now.

Comments are closed.

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More

Do NOT follow this link or you will be banned from the site!