Dhageyso”Muuse Suudi oo Madaxda dowladda ku Eedeeyey inay Shacabka go’doomiyeen

Read Time:37 Second
Muuse suudi Yalaxoow oo ka mid ah Golaha aqalka sare ayaa ku eedeeyey Madaxda Dowladda Federaalka inay Shacabka Magaalada muqdisho isugu dareen go’doon iyo Canshuur kordhin.
Waxaa uu sheegay in dadka ku nool Magaalada muqdisho laga qaado Canshuur farabadan oo aan wax loogu qaban,sidoo kalena la geliyey Go’doon.
“Dadka Muqdisho waa ay dhiban yihiin,Canshuur laga qaado waxaa uga daran meelo maraan ayay la’yihiin oo jidadka ayaa dhagxaan looga gooyey,cidii aan wax qabaheyn waxba ha siin ee dhagaxa wax hala siiyo hadii uu wax qaban karo,dadka masaakiinta ah ee Reer muqdishsana faqri ayay noqdeen ayuu yiri” Senator Muuse Suudi.

 

 

About Post Author

Ardaan Yare

Tifatirah wararka ku soo baxa afka soomaaliga
Happy
Happy
0 %
Sad
Sad
0 %
Excited
Excited
0 %
Sleepy
Sleepy
0 %
Angry
Angry
0 %
Surprise
Surprise
0 %
Instagram did not return a 200.