Dhageyso:- wiil dhalinyaro ah Oo xalay lagu dilay Gaalkacyo

Read Time:29 Second

Gaalkacyo(Mareeg News) Ciidamada amaanka maamulka Puntland ayaa Waaqoyga magaalada Gaalkacyo ka sameeyay howlgalo ka dhan ah kooxo hubeysan oo dil iyo dhac ka geysta magaaladaasi muddooyinkii dambe.

Xalay ayaa magaalada Gaalkacyo waxaa lagu dilay Wiil dhalin yaro ah oo ay dileyn rag hubeysan, kadib markii uu diiday Taleefoon ay ka qaadan rabeyn.




Wariyaha Idaacada Kulmiye ee Gaalkacyo Liibaan Cajiib Xaaji ayaa arintaan goor dhow ka wareysanay.

HALKAAN KA DHAGEYSO


About Post Author

Ahmed weheliye Gaashaan

freelance journalist covering events in Somalia, SocialActivist, writer, PoliticalAnalyst .contact gaashaan1960@gmail.com
Happy
Happy
0 %
Sad
Sad
0 %
Excited
Excited
0 %
Sleepy
Sleepy
0 %
Angry
Angry
0 %
Surprise
Surprise
0 %