Dhageyso:-Madaxweyne Waare oo si aan caadi aheyn u hadlay xili uu ku soo laabtay Muqdisho

Madaxweynaha maamulka Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare oo shalay gelinkii dambe dib ugu soo laabtay Magaalada Muqdisho,kadib markii uu Kismaayo uga qeyb galay shirkii Madaxda Dowlad Goboleedyada.

Waxaa garoonka diyaaradaha Muqdisho ee Aadn Cadde ku soo dhaweeyay mas’uuliyiin kala duwan oo ugu horeeyo Madaxweyne ku xigeenka Hirshabeelle Cali Guudlaawe Xuseen,Xildhibaano ka tirsan Golaha Shacabka iyo Mas’uuliyiin kale .

Halkaan riix si aad Codka u dhageysato 

Madaxweynaha maamulka Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare ayaa waxa uu Warbaahinta Shir Jaraa’id ugu qabtay Garoonka Diyaaradaha,waxaana uu ka hadlay arrimo badan oo kala duwan.

 

 

About Ardaan Yare 1749 Articles
Tifatirah wararka ku soo baxa afka soomaaliga