Dhageyso:-Madaxweyne Waare oo si aan caadi aheyn u hadlay xili uu ku soo laabtay Muqdisho * Mareeg.com somalia, World News and Opinion.
Mareeg Media
Somalia

Dhageyso:-Madaxweyne Waare oo si aan caadi aheyn u hadlay xili uu ku soo laabtay Muqdisho

Madaxweynaha maamulka Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare oo shalay gelinkii dambe dib ugu soo laabtay Magaalada Muqdisho,kadib markii uu Kismaayo uga qeyb galay shirkii Madaxda Dowlad Goboleedyada.

Waxaa garoonka diyaaradaha Muqdisho ee Aadn Cadde ku soo dhaweeyay mas’uuliyiin kala duwan oo ugu horeeyo Madaxweyne ku xigeenka Hirshabeelle Cali Guudlaawe Xuseen,Xildhibaano ka tirsan Golaha Shacabka iyo Mas’uuliyiin kale .

Halkaan riix si aad Codka u dhageysato 

Madaxweynaha maamulka Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare ayaa waxa uu Warbaahinta Shir Jaraa’id ugu qabtay Garoonka Diyaaradaha,waxaana uu ka hadlay arrimo badan oo kala duwan.

 

 

Get real time updates directly on you device, subscribe now.

Comments are closed.

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More

Do NOT follow this link or you will be banned from the site!