Dhageyso:-Jaamacadaha Dalka Oo Laga Naxsaday Kadib Markii Dowladda
Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cabdiraxmaan Daahir Cusmaan oo la hadlay Warbaahinta ayaa ka hadlay arrimo la xiriira sharci ahaanshaha Jaamacahada dalka ku yaalla .
Waxaa uu sheegay Wasiirka in aysan jirin Jaamacadd ay aqoonsan yihiin, islamarkaana sheegay in dowlada ay u diiwaan gashneyn Jaamacadaha marka laga reebo inay dowlada ka hesytaan ruqsado ay dalka ugu howlgalaan.
Riix Halkaan Si Aad u Dhageysato Codka
Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada Xukuumada Federaalka Soomaaliya Cabdiraxmaan Daahir Cusmaan oo sii hadlaaye ayaa sheegay in Jaamacadda Ummada ay lamid tahay Jaamacadaha kale ee dalka ku yaalla.
Inkabad 70 Jaamacadood oo magacyo kala duwan leh ayaa ku yaalla dalka Soomaaliya kuwaasi oo qaarkood laga aqoosan yahay caalamka,waxaana ardayda Jaamacahda qaar ka qalin-jibiya ay Waxbarshada heer labaad u aadan dalka dibadiisa.
Comments are closed.