Mareeg Media
Somalia

Dhageyso:-Duqa Muqdisho oo Amar Culus soo saaray

Cumar Maxamed Maxamud (Cumar Filish) Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho ayaa waxaa uu ku amray dadka degan Garoonka Kubbada Cagta Minashiibiya inay si deg deg ah uga guuraan.

Guddoomiyaha oo booqasho ku tegay ayaa sheegay in mudo 10 Cisho gudahood ah looga baahan yahay inay dadka uga guuraan,isla markaana marnaba aqbaleyn in la deganaado.

 “Soo celinta dhulalka danta guud iyo kan dadweynaha waa mid naga go’an waana qeyb kamid ah masuuliyada naloo igmaday sidaas darteeda waxaan amrayaa in 10 cisho gudaheeda looga baxo dhulka kooxda ciyaaraha ee Minishiibiyada, (Muqdisho City Clup) ayuu yiri”Duqa Muqdisho.

Get real time updates directly on you device, subscribe now.

Comments are closed.

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More

Do NOT follow this link or you will be banned from the site!