
Read Time:27 Second
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni oo ku sugan Magaalada Nairobi ee Caasimadda dalka kenya ayaa ka hadlay dagaalka lagula jiro Al-Shabaab iyo sida looga guuleysan karo.
Deni waxaa uu sheegay in laga daalay dagaalka dhinaca millateriga ah ee lagula jirey,hayeeshee xalka uu ku jiro in loo wajaho dagaal dhinaca Dhaqaalaha ah.
Madaxda Soomaalida ayuu sheegay inay dayaceen mas’uuliyada amaan ee dalka,isla markaana qorsho laga soo abaabulo Soomaaliya lagu weeraro Kenya.