Dhageyso:-Axmed Madoobe oo Madaxda Dowladda ku eedeeyey inay diideen wada-hadal

Read Time:38 Second

Madaxweynaha Maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam oo maalmahan ku sugan Magaalada Boosaaso ee gobolka Bari ayaa sheegay in dowladda Soomaaliya ay diidey inay wada-hadlaan.

Waxaa uu sheegay in dad badan aamnsan yihiin inay iyaga dowladda curyaaminayaan,hayeeshee isaga uu dalobadey wada-hadal balse uu waayay dad uu la hadlo.

“Runtii dadka waxaa ay anag aamineyn inaan dowaldda lugaha aan heysano,waxaa ii yimid Gudoomiyaha Aqalka Sare,waxana ku ari Farmaajo ila hadashii laakin jawaabtii uu i siiyey ayaa waxaa ay aheyd in uusan heyn cid uu ila hadashiiyo.

Axmed Madoobe ayaa ugu dambeyn sheegay in Madaxda Dowladda Federaalka Soomaaliya ay dhibaatooyin kala duwan ku heyso dowlad goboleedyada sigaar ah Maamulka Jubbaland.

About Post Author

Ardaan Yare

Tifatirah wararka ku soo baxa afka soomaaliga
Happy
Happy
0 %
Sad
Sad
0 %
Excited
Excited
0 %
Sleepy
Sleepy
0 %
Angry
Angry
0 %
Surprise
Surprise
0 %