Dhageyso:-Ahlusunna oo sheegtay in Dowladda qortey Xildhibaano Shabaab ah

Read Time:34 Second

Madaxa Xukuumadda Maamulka Galmudug Maxamed Shaakir Cali Xasan ayaa markale waxaa uu sheegay in howlaha doorashooyinka ay dowladda Soomaaliya ka wado magaalada dhuusamareeb ay yihiin kuwo si musuq maasuqa ah ku socda,isla markaana ay qeyb ka aheyn.

Waxaa uu sheegay in Xildhibaannada Cusub ee galmudug ay dowladda Federaalka 69 kamid ah madaxtooyada Soomaaliya kusoo xushay,isla markaana laa ilaaliyey kuwo xiriir la leh Ahlusunna Wal-Jamaaca.

Isaga oo sii hadlayay Maxamed Shaakir Cali Xasan waxaa uu sheegay in doorasahdii guddoomiyaha Baarlamaanka Galmudug ay aheyd mid musuq iy lacag lau doortey,isla markaana doorashadaas ay aheyd mid afduub ah.

About Post Author

Ardaan Yare

Tifatirah wararka ku soo baxa afka soomaaliga
Happy
Happy
0 %
Sad
Sad
0 %
Excited
Excited
0 %
Sleepy
Sleepy
0 %
Angry
Angry
0 %
Surprise
Surprise
0 %