Dhageeyso:- Xasan Daahir Aweeys Oo Fariin u diray Dowlada iyo Shacabka soomaaliyeed.

Read Time:33 Second

Muqdisho (Mareeg News ) Hoggaamiyihii hore ee kooxda xisbul islaam shiiq xasan daahir aweeys ayaa Fariin uu soo duubay la soo gaarsiiyay warbaahinta,  ayaa waxa uu si dheer uga hadlay Xaaladda amni ee Soomaaliya iyo Arimaha Siyaasadda.



Fariinta Sheikh Hassan Daahir oo socatay 53 daqiiqo ayaa waxyaabaha uu ka hadlay waxaa ugu weyn Dilalka Al-shabaab ay ka fuliyaan Soomaaliya ee loo geesto dadka muhiimka u ah hoggaanka Bulshada iyo Waayihii Al-shaab iyo Sheikh Mukhtaar Roobow Cali Abuu-Mansuur.

Halkaan Hoose ka dhageyso


About Post Author

Ahmed weheliye Gaashaan

freelance journalist covering events in Somalia, SocialActivist, writer, PoliticalAnalyst .contact gaashaan1960@gmail.com
Happy
Happy
0 %
Sad
Sad
0 %
Excited
Excited
0 %
Sleepy
Sleepy
0 %
Angry
Angry
0 %
Surprise
Surprise
0 %
Instagram did not return a 200.