
Read Time:29 Second
Muqdisho ( Mareeg News ) Dharka Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Ayeey Alshabaab Dhowr mar ku weeraranee Xarumaha dowlada Hadaba su.aashu waxeey tahay sidee dharkaasi ku garaa alshabaab?
waxaan halkaan idinkugu soo gudbineynaa warbixin lagu wareestay taliyaal boolis oo dhowr ah iyo dharkaas halka uu ka soo galo alshaab warbixintan waxaa diyaariyay watiyaha VOA Haruun Macruuf Xuquuqda Barnaamijkana waxaa leh Laanta Afka Soomaaliga Ee idaacada https://www.voasomali.com
HALKAAN KA DHAGEEYSO.

About Post Author
Ahmed weheliye Gaashaan
freelance journalist covering events in Somalia, SocialActivist, writer, PoliticalAnalyst .contact gaashaan1960@gmail.com