Dhacdadii geerida Suldaan Jibriil oo guddi loo magacaabay + Akhriso * Mareeg.com somalia, World News and Opinion.
Mareeg Media
Somalia

Dhacdadii geerida Suldaan Jibriil oo guddi loo magacaabay + Akhriso

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta oo taariikhdu tahay 22 Sep 2018 magcaabay Guddiga Xalinta Dhacdadii geerida Suldaan Xasan Cali Jibriil.

Xeer Madaxweyne Lr.199 ee Sep 22, 2018, kuna saabsan Xalinta Dhacdadii geerida Suldaan Xasan Cali Jibriil.

Madaxweynuhu Markuu Arkay: Dastuurka Dowladda Puntland

Markuu la Tashaday: Isimadda iyo Wargaradka Gobolka Sanaag

Markuu Garwaaqsaday: In loo baahan yahay in xal degdeg ah laga gaaro dhacdadaas

Wuxuu Xeeriyey:

Waxaa loo magacaabay guddiga hoos ku qoran oo ah xalinta dhacdadii geeridii Suldaan Xasan Cali Jibriil waxayna kala yihiin:

Garaad Cabdulaahi Cali Ciid (Guddoomiye)

Suldaan Ciise Maxamed Ciise

Suldaan Axmed Bashiir Ducaale

Islaan Xuseen Xaaji Cabdisalaam

Maxamuud Maxamed Ducaale (Xoghayn)

Sheekh Cabdulaahi Maclin Xasan (Qudubi)

Sheekh Siciid Cusmaan Cali

Nabadoon Siciid Cusmaan Cali

Xeerkani waxa uu dhaqan galayaa markuu madaxweynuhu Saxiixo wuuna saxiixay madaxweynuhu.

 

 

 

 

Get real time updates directly on you device, subscribe now.

Comments are closed.

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More

Do NOT follow this link or you will be banned from the site!