Mareeg Media
Somalia

Dhaawacyo loo soo duuliyay Muqdisho (SAWIRRO)

Waxaa Magaalada Kismaayo laga soo duuliyay qaar ka mid ah dadkii ku dhaawacmay weerarkii Shalay Xoogaga Al Shabaab ay ku qaadeen hotel ku yaalla Xarunta Gobolka Jubada Hoose.

Wasiirka Caafimaadka ee Maamulka Jubaland Dr. Mursal Khalif ayaa waxuu sheegay in 14 Ruux oo ka mid ah dadkii ku dhaawacmay weerarkaasi loo qaaday Magaalada Muqdisho.

Dadkan oo xaaladooda caafimaad aad u liidato ayaa lagu wadaa in ay soo gaaraan Magaalada Muqdisho si loogu dabiibo.

Get real time updates directly on you device, subscribe now.

Comments are closed.

Do NOT follow this link or you will be banned from the site!