DF Oo ku dhawaaqaday Go’aan lama filaan ah iyo Wasiirka Dastuurka oo sheegay in la diwaangelin doono…

Read Time:32 Second

BRUSSELS ( Mareeg News ) Cabdiraxmaan Xoosh Jibriil  Wasiirka Wasaaradda Arrimaha dastuurka Soomaaliya oomaanta la hadlay warbaahinta ayaa waxaa uu faahfaahin dheeraad ah ka bixiyay in ay hada wadaanqorsho cusub oo lagu hormarinayo dastuurka iyo doorashooyinka oo xiligan meel wanaagsan marayaan sida uu hadalka u dhigay.

Sidoo kale Wasiirka ayaa waxaa uu tilmaamay in maal maha soo socda la dhameystiri doono dib u eegista Dastuurka Soomaaliya, isagoona sheegay in dhawaan la bilaabi doona diwaangelinta Codbixiyeyaasha 2020-ka.

Waxaa uu sheegay wasiirka dastuurka  in dhawaan Guddiga doorashooyinka qaranka in ay qaadi doonaan tilaabadaasi, waxaana uu rajo wanaagsan ka muujiyay in doorasho qof iyo Cod ah ay Soomaaliya ka dhacdo.

About Post Author

Ahmed weheliye Gaashaan

freelance journalist covering events in Somalia, SocialActivist, writer, PoliticalAnalyst .contact gaashaan1960@gmail.com
Happy
Happy
0 %
Sad
Sad
0 %
Excited
Excited
0 %
Sleepy
Sleepy
0 %
Angry
Angry
0 %
Surprise
Surprise
0 %