Mareeg Media
Somalia

Degmada Mahadaay waxeey u baahantahay Gurmad Deg Deg AH

Fatahaada wabi shabeele uu kasameeyay deegana uu ka maro soomaaliye gaar ahaan gobolada hiiraan iyo shabeelada dhexe ayaa waxaa ka dhashay qasaaro nafeed iyo mid hantiyaded.

magaalda baladweeyn uu sameeyn badan ka geestay balse sameen kale ayaa ka jirta degmada mahadaay  iyo tulooyinka ku dhaw oo aan weli helin gurmad.

Goobaha ay sida gaarka ah ay u saameyeen fatahaadaha waxaa kamid ah degmada MAHADAAY ,TIMIRE,HORSEED, Iyo KACAAN, Waxeey kaloo biyuhu saameeyeen dalagyada beerihi soo go’i lahaa iyo kuwii abuurka cusub ahaa.

Fatahadaan qayaas ahaan waxeey sameeysay wax ka badan 7,360 qoys, sidoo kale sidoo kale waxeey biyihi banaanka usoo bixiyeen musqulihi oo ay banaaanka keeneen , sidoo kalana waxeey wasaqeeyeen ceelashii biyaha , taasoo looga cabsi qabo ineey cuduro ka dhashaan wasaqoowga biyihii nadiifka ahaa.

 

dowlada federalka iyo maamulka hirshabeele labadaba magaarsiin weli gargaar dadkaa u baahan gargaar ay saameeyeen fatahaada wabi shabeele.

Get real time updates directly on you device, subscribe now.

Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More

Do NOT follow this link or you will be banned from the site!