War Deg Deg: Jeneraal Maxamed Rooble Jimcaale Goobaale oo Muqdisho ku dhintay

Read Time:21 Second

Muqdisho-Kadib Qarax  lagula eegtay Nawaaxiga Wasaaradda Gaashaandhiga Soomaaliya Jeneraal Maxamed Rooble Jimcaale Goobaale ayaa la xaqiijiya in uu  ku dhintay.

 

Goobaale ayaa markii hore waxaa ka soo gaaray weerarka Dhaawac halis iyadoona uu geeriyooday dhaawacaasi.

 

Sidoo kale waxaa ku dhintay weerarka illaa 4 ka mid ahaa ilaaladii Jeneraal Maxamed Rooble Jimcaale Goobaale.

 

Sarkaalkaan ayaa ka mid ahaa Saraakiisha ugu sar sareysa  Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyeed.

About Post Author

A warsame

Published by A Warsame is senior Editor and managing Director of Mareeg Media Whatup :+447737886245
Happy
Happy
0 0 %
Sad
Sad
0 0 %
Excited
Excited
0 0 %
Sleepy
Sleepy
0 0 %
Angry
Angry
0 0 %
Surprise
Surprise
0 0 %