Deg Deg:Shariif Xasan sheekh Aadan oo loo doortay Madaxweynaha Koonfur galbeed. * Mareeg.com somalia, World News and Opinion.
Mareeg Media
Somalia

Deg Deg:Shariif Xasan sheekh Aadan oo loo doortay Madaxweynaha Koonfur galbeed.

Mareeg.com-wararka naga soo gaaraya magaalada Baydhaba ee xarunta gobolka Baay ayaa sheegaya in doorashadii Madaxweynaha maamulka Sedexda Gobol ee ka socotay halkaas uu ku guuleystay Shariif Xasan Sheekh Aadan.

shariifka ayaa waxaa la tartamayay Afar musharax oo kale kuwaas oo inta badan intii ay Doorashadu socotay sheegay in ay tana suleen.

ku dhawaaqista natiijada kadib khudbad uu madasha doorashada ka jeediyay ayuu ku sheegay in daacad ugu shaqeyn doono bulshada sedexda gobol Baay,Bakool iyo shabellaha hoose.

Amaanka Madaxweynaha ayaa durba waxaa la wareegay ciidamada Amisom ee ku sugan Magaalada Baydhaba kuwaas oo aad u ilaalinaya.

Get real time updates directly on you device, subscribe now.

Comments are closed.

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More