DEG DEG:Qarax goordhow ka dhacay Magaalada Muqdisho
Waxaa goordhow Qarax xoogan laga maqlay qeybo kamid ah Magaalada Muqdisho ee Caasimadda Soomaaliya gaar ahaan Nawaaxiga Isgoyska taleex ee Degmada Hodan ee Gobolka Banaadir.
Qaraxa Caawa ka dhacay Nawaaxiga Isgoyska taleex ee degmada Hodan ee Gobolka Banaadir ayaa waxaa ka dhashay Khasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac .
Ilaa iyo hada lama Oga Khasaaraha rasmiga ah ee ka dhashay Qaraxaasi.
Comments are closed.