DEG DEG:Ciidanka Sirdoonka Soomaaliya oo sheegay in la dilay Madaxii amniyaadka Al Shabab * Mareeg.com somalia, World News and Opinion.
Mareeg Media
Somalia

DEG DEG:Ciidanka Sirdoonka Soomaaliya oo sheegay in la dilay Madaxii amniyaadka Al Shabab

Sirdoonka Soomaaliya ayaa goor dhaw shaaca ka qaaday iney howlgal mideysan ku dilen madaxii Amniyaadka Al Shabab Yuusuf Xajji sida NISA ay ku qortay bogga Twitterkeeda.

NISA waxa ay sheegtay in Yuusuf Xajji lagu dilay howlgalkasi isbuucii hore oo ka dhacay deegaanka Kuunya Barow ee gobolka Shabeelada Hoose.

Al Shabab weli kama aysan hadlin warkan sheegaya in Howlgal culus lagu dilay madaxii sirdoonka Al Shabab Yuusuf Xaaji oo aad ugu dhaw Hogaamiyaha Al Shabab Sheekh Abuu Cubeyda sida NISA ay sheegtay.

Get real time updates directly on you device, subscribe now.

Comments are closed.

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More

Do NOT follow this link or you will be banned from the site!