DEG DEG: Xildhibaano ka tirsan 91kii Mooshinka waday oo ka laabtay
muqdisho ( mareeg news ) Qaar kamida 91 kii Xildhibaan ee ku adkeysanayey in ay sii wadayaan Mooshinka Gud Jawaare laga wado ayaa Hadda kulan ku leh Madaxtooyadda Qeyb kamida.
Xildhibaanada oo Jooga Maqaayadda Gob Soor ee Madaxtooyadda ku dhex taalla waxa ay hadda Saxiixayaan Warqad Caddeynaysa inay ka laabteen Mooshinkii Afhayeen Golaha shacabka ay ka wadeen Proff Jawaari.
Magacyada Saxiixayaasha Mooshinka ka laabtay ayaan Idin soo gudin Doonaa.
Comments are closed.