DEG DEG: Xildhibaan lagu doortay Baydhabo * Mareeg.com somalia, World News and Opinion.
Mareeg Media
Somalia

DEG DEG: Xildhibaan lagu doortay Baydhabo

Cali Sheekh C/llaahi (Cali Afgooye) ayaa ku guuleytay kursiga xildhibaanimo ee uu baneeyay agaasimihii Hay’adda NISA.

Cali Afgooye ayaa helay dhamaan codadkii Ergada dhiibteen , musharaxii kale ee loo diiwaan geliyay inuu la tartamo ayaa goobta ka maqnaa, dalka Canada ayuu jiraa sida guddiga sheegeen.

Goobta waxaa ku sugnaa keliya Musharaxa Cali Sheekh C/llaahi, musharaxa kale wuu maqnaa dalka Canada.

 

Get real time updates directly on you device, subscribe now.

Comments are closed.

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More

Mareeg.com somalia, World News and Opinion.