DEG DEG : Xilbaano ku kulansan Vila Hargeysa maxeey kawada hadlayaan?
muqdisho ( mareeg news ) Xildhibaano ka tarisan golaha baarlamaanka soomaaliya ayaa Hada ku kulansan xarunta vila hargeysa Xildhibaanada waxeey kawada hadlayaan sida loo wajihi lahaa is qabqabsiga xildhibaanada dhaxdooda ah.
xildhibaan sakariye ayaa hada ka hadlaya goobta waxuu u sheegay in ay tahay in goluhu uu ka fayoowaado is qabqasi dhaxdiisa ah waxuuna sheegay xildhibaan sakariye in weerarka xukuumada baarlamaanka kusoo qaaday loo bahanyahay in meel looga soo wada jeesto.
Comments are closed.