
Read Time:19 Second
Jowhar ( Mareeg News ) Guddoomiye ku xigaanka Maaliyadda Maamulka Gobalka Shabeelaha Dhexe ee HirShabeelle Cabdullaahi Shataawe ayaa xaqiijiyay in Ciidamo ka tirsan Milatariga Soomaaliya ay qabsadeyn Xaruntii Canshuuraha HirShabeelle ee deegaanka Ceel-cade ee Gobalka Shabeelaha dhexe waxayna halkaasi ka qaateyn lacag ka badan 170 milyan oo shilin Soomaali ah, sidoo kale Ciidamada ayaa ilaa hadda ku sugan Bartaas Kontarool ee deegaanka Ceel-cadde.