Mareeg Media
Somalia

DEG DEG:- Weerar lagu qaaday xarunta degmad deyniile ee gobolka banaadir.

ciidamada maanka gaar ahaan ilaalada booliska xarunta degmada dayniile ee gobolka baandir ayaa ka hor tagay daqiiqado ka hor weerary ay xaruntaas ku qaadeen xoogag kamid ah dhaq dhaqaaqa al shabaab.

 

ila wareedyo u waramay mareeg.com ayaa sheegay in maleeshiyadan weerarka soo qaatay lagu guuleeystay in gacanta lagu dhigo .

al shabaab oo inta badan fuliya weerarada ka dhaca magaalada yaa baryahaan wax weerar ah ka geeysasan xarumaha degmoyinka gobolka oo bilihii lasoo dhaafay ay badan kood ay la beegsadeen qaraxyo iyo weerar qorsheesan .

 

waxii kusoo kordah kula soco wararkeena dambe.

Get real time updates directly on you device, subscribe now.

Comments are closed.

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More

Do NOT follow this link or you will be banned from the site!