DEG DEG: Waxaa Shir hada Uga socda Xildhibaanada Tageersan Moosbinka laga keenay Jawaari Hoteel kamida hoteelda Muqdisho * Mareeg.com somalia, World News and Opinion.
Mareeg Media
Somalia

DEG DEG: Waxaa Shir hada Uga socda Xildhibaanada Tageersan Moosbinka laga keenay Jawaari Hoteel kamida hoteelda Muqdisho

Muqdisho ( Mareeg News) xildhibaano ka tirsan baarlamaanka soomaaliya ayaa hada ku shiraaya mid kamida hoteelada muqdisho xildhibaanadii mooshinka ka keenay doomiye Jawaari oo maanta mooshinkooda Gudiga joogtada baarlamaanka federalka sheegay ineey Sharci aheeyn Qeeb kamid ah ayaa hada shir ku leh Mid kamida hoteelada caasimada.

xildhibaanadan taageersanaa mooshinkii saakay laga keenay gudoomiye jawaari ayaa sheegay mooshinkaas inuu qaldanaa ayna ka laabteen Lama oga xaalka waxuu ku dambeey doono  Culeeys badan ayaa hada fuulaya Xukuumada oo lagu eedey ineey abaabushay Mooshinka.

Get real time updates directly on you device, subscribe now.

Comments are closed.

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More

Do NOT follow this link or you will be banned from the site!