DEG DEG Wasiir katirsan xukuumada Federaalka soomaaliya Oo Is Casilay

Vila somalia (Mareeg news ) Wasiir ka tirsan xukuumada federaalka soomaaliya ayaa goordhaw ku dhawaaqay is casilaadiisa wararka nagasoo gaaraya Vila Somalia ayaa sheegaya in is casilaada wasiirka ay salka ku heyso arinta baarlamaanaka.



 

wasiir Kuxigeenka Wasaaradda boostada Iyo Isgaarsiinta dowladda federaalka ee soomaaliya ayaa xilkii Wasiir Kuxigeenka Iska Casilay waxuuna sheegay in uu isku casilay fikard asiga tamimid.

wasiirkaan is casilay  ayaa noqday wasiirkii labaad ee isla maanta iska casila xilkiisa wasiirnimo.



 

ugu dambeeyn U tartamida Gudoonka baarlamaanka oo Ah arintan ay salka ku heyso is casilaada wasiirada ayaa waxeey si  dar dar ah uga bilaabatay Vila Hargeeysa Ee magaalada muqdisho.

 



Waxaa la filan karaa saacad kasta in wasiir is casilo si uu ugu tartamo qabashada  xilka gudoomiyaha baarlamaanka.