DEG DEG:-Wasiir Ka Tirsan Xukuumadda Kheyre Oo Shaqada Laga Eryay + DAAWO

Read Time:30 Second

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya oo shaqo ka joojin ku sameeyay wasiir ku xigeenka Arrimaha dibadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya.

War qoraal ah oo uu Bartiisa twitter-ka soo dhigay Wasiirka Warafafinta xukuumadda Soomaaliya Dahir Maxamuud Geelle ayaa waxaa Shaqadii looga jiijiyey Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibada Muqtaar Mahad Daa’uud.

Riix Halkaan si aad u Daawato Muuqaalka

Sababaha ugu weyn ee Shaqa joojinta ayaa waxaa lagu sheegay in  khilaafkii waayadaan jiray,iyada oo dhawaan Xarunta Wasaaradda ay tageen Ciidamo boolis ah si ay u soo xiraan Wasiir ku xigeenka balse arrintaasi la xaliyey,iyada oo lagu eedeynayey arrimo musuq maasuq.

About Post Author

Ardaan Yare

Tifatirah wararka ku soo baxa afka soomaaliga
Happy
Happy
0 %
Sad
Sad
0 %
Excited
Excited
0 %
Sleepy
Sleepy
0 %
Angry
Angry
0 %
Surprise
Surprise
0 %