Mareeg Media
Somalia

DEG DEG :- Toogasho ka dhacday gudaha xarunta xalane

Toogasho aan la’ogayn cida geesatay ayaa kadhacay gudaha xalane, gabar cadaan ah oo saarneed gaari kuna socotay xafiiskeeda ayaa waxa madaxa kaga dhacay xabad aan la ogayn halka ay katimi sida hadalka ay u dhigeen sarakiisha gudaha kusugan. Darawalka waday oo udhashay wadana Yugaandha ayaa xaqiijiyay dhimashada naagtan cadaanka ah.

 

goobjooga yaal ayaa mareeg.com u sheegay in ay toogashada kadib goobta ay soo gaareen ciidanka ilaalada oo hada wada baaritaan waxii kusoo kordha kala soco wararkeena .

Get real time updates directly on you device, subscribe now.

Comments are closed.

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More

Do NOT follow this link or you will be banned from the site!