DEG DEG:- Taliyahii Ciidanka Birmadka Berbera oo Gordhawayd La dilay * Mareeg.com somalia, World News and Opinion.
Mareeg Media
Somalia

DEG DEG:- Taliyahii Ciidanka Birmadka Berbera oo Gordhawayd La dilay

Taliyihii ciidanka birmadka degmada Berbera ee xarunta gobolka Saaxil Aadan Guuleed (Talaabo) ayaa goor dhawayd lagu toogtay saldhiga dhexe ee degmada hortiisa.

Sida uu soo sheegayo wariyahayna magaalada Berbera ,taliyaha ayaa waxa toogtay mid ka mid ah askartii uu maamulayey, taas oo aan la garanayn sababta ka danbaysay inuu toogto taliyihiisa.

Askariga toogtay taliyaha ciidanka birmadka ee degmada Berbera ayaa ka dib markii uu falkaas dilka ah gaystay gacanta lagu dhigay isla markaana xabsiga loo taxaabay, waxaana la sheegay in taliyihii ciidanka birmadkuna uu ku geeriyooday goobtii askarigi ku toogtay.

Ilaa hada ma jirto masuuliyiin ka tirsan xukuumada oo ka hadashay dilka loo gaystay taliyihii ciidanka birmadka ee degmada Berbera, iyada oo mudooyinkii

Get real time updates directly on you device, subscribe now.

Comments are closed.

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More