Deg deg:-shil sababay dhimasho oo ka dhacay Muqdisho

Read Time:26 Second

Shil geystay khasaaro dhimasho ah ayaa waxa uu maanta ka dhacay inta u dhexeeysa degmooyinka xamarweyne iyo xamar jajab ee Gobolka Banaadir.

Dad goobjoogayaal ah ayaa waxa ay inoo sheegeen in shilkan uu yimid kadib markii  gaari nooca Xamuulka qaada iyo Mooto bajaaj ay isku dhaceen,isla markaana uu sidaas shilka uu ku dhacay,waxaana bur bur xoogan soo gaaray mooto bajaajtii.

Ugu yaraan 2 ruux ayaa ku geeriyootay shilka,kuwaas oo lagu sheegay in ay ahaayeen Darawalkii waday mootada iyo ruux kale uu saarnaa Mootada.

About Post Author

Ardaan Yare

Tifatirah wararka ku soo baxa afka soomaaliga
Happy
Happy
0 %
Sad
Sad
0 %
Excited
Excited
0 %
Sleepy
Sleepy
0 %
Angry
Angry
0 %
Surprise
Surprise
0 %