Madaxweyne Xasan oo la filayo inuu saacadaha dhow ku dhawaaqo RW cusub

Mareeg.com: Waxaa la filayaa in goor dhow madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh ku dhawaaqo RW cusub ee dalka, kaasoo badelaya RW hore Cabdiweli Sheekh Axmed, oo bilwogii bishaan baarlamaanku codka kalsoonida kala noqday.

Madaxtooyada Soomaaliya ayaa u yeertay wariyaasha, waxaana socota qabanqaabada magacaabista RW cusub, inkastoo aan la xaqiijin karin cidda lo magacaabi doono.

Wixii soo kordha kala Soco Mareeg Media

About A warsame 9751 Articles
Published by A Warsame .He can be reached by news@mareeg.com or Mobile :+447737886245