DEG DEG: Qaraxyo horleh oo ka dhacay Muqdisho — Mareeg.com somalia, World News and Opinion.
Mareeg Media
Somalia

DEG DEG: Qaraxyo horleh oo ka dhacay Muqdisho

Waxaa Qaraxyo iyo Rasaas xoogan laga maqlayaa dhismo ku dhow hoteelka Maka Al Mukarama ee Magaalada Muqdisho.

Dhismahan ayaa gudaha waxaa u galay Dabley hubeysan kadib markii Xalay labo Qarax ay ka dhaceen Caasimada Soomaaliya.

Ciidamada Amaanka ayaa Saaka bilaabay howlgallo lagu soo afjarayo Dableyda hubeysan.

Xoogaga Al Shabaab ayaa sheegtay mas’uuliyada Weerarkii ka dhacay Muqdisho.

Saraakiisha Caafimaadka ayaa sheegay in ugu yaraan 15 Ruux ay ku dhinteen, 40 kalena dhaawacyo kala duwan ay soo gaareen, kadib markii Weerarkii Al Shabaab.

Get real time updates directly on you device, subscribe now.

Find a Job.

Comments are closed.

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More

Do NOT follow this link or you will be banned from the site!