DEG DEG: Qarax Xooggan Oo Ka Dhacay Degmada Kaaran!!
Waxaa uu goordhow Qarax xooggan uu ka dhacay Degmada Kaaran ee Gobalka Benaadir gaar ahaan Xaafada Iskool Godey.
Goobjooge lagu magacaabo Cali Yuusuf Macoow ayaa shabkada Shaaciye.com u xaqeejiyay in qaraxaasi goordhow uu dhacay halkaasi.
sidoo kale warar hordhac ah oo soo baxaayo ayaa sheegaya in afar kamid ah Ciidanka Dowladda halkaasi ku dhinteen qaraxana lala eegtay gaari nuuca qooqanta loo yaqaan oo halkaasi maraysay.
Lama ogo ila iyo haatan cida wadatay gaarigaasi basle wararka qaar ayaa sheegaya in sidoo kale uu halkaasi yaallo gaari nuuca Shacabka ee loo yaqaano Caasiga balse wixii ku soo kordha dib ayaad kala socon doontan goordhow
Comments are closed.